Wa ‘aayo SSCRE
Somalisch Stichting Culture Region Eindhoven waa urur la aasasay bishii April 1995 waana urur somaliyeed.
Maamulayasha Uruurka 100% waa somalida degan Eindhoven.
SSCRE waa urur ka shaqaynay danta guud oon lahany dan gaarah.
Maamulayasha ururku waxay ku shaqeeyan si tabaruca.
Waxqabadka ururka:
Arimaha bulshada
Arimaha Qoyska
Aaska /Duugid