WAXAAN SI SHARAF LEH IDIINKU SOO BANDHIGAYNAA SHABAKADEENA CUSUB ! KUSOO DHAWOW BOGGA URURKA (SSCRE)

Boggan waxad ka heli doonta adeegyada iyo dhammaan war bixinta ku saabsan SSCRE. Waxa xubin ka noqon kartaa SSCRE kaliya haddii aad ku nooshahay Noord brabant.

Wa ‘aayo SSCRE

Somalisch Stichting Culture Region Eindhoven waa urur la aasasay bishii April 1995 waana urur somaliyeed.

Wa ‘aayo

Xubinnimada

Waxad xubin ka nooqan karta uruurka haddii aad ku nooshahay Gobolka Noord braband.

Xubin

Xidhiika

ballan ka sameysan kartaa mid ka mid ah tabaruceyaasha . Naga la soo xidhiidhaya lambarrada

Xidhiika