1 Xubinnimada uruuka
Waxad xubin ka nooqan karta uruurka haddii aad ku nooshahay Gobolka Noord braband.
Jiritaanka joogtada ah ee uruuka wuxu ku tirsanyahay lacagata xubinnimada sanadlaha.
Lacagata xubinnimada
Lacagta xubinnimada ururku waa laba nooc.
Qofka kali ah sanadkii waa € 40.
Qoyska ku wada nool hal cinwaan sanadkii waa € 60.
Sanadka u horeeya lacagta xubinnimadu waxay ku xidhantay bisha aad isdiwaangeliso waxanad bixini inta sanadka ka hadhsan.
Sanadka xiga lacagta xubinnimadu waa sida kor ku xusan.
Sanadka bisha kowaad ba lacagta laga jaari doona banka si toos ah.
2 Shuruudaha
Hadii lacagata xubinnimada laga waayo banki ka waxa laga soo xirir doona telefoonka,,Email ka , waxa lagu soo diri warqad qoraal ah kadib hadii wax jawaaba laga waayo xubinnimadu iyo xaqii aad ku lahad uruurka halkas bad ku waayi doontaa.
Ilaa iyo inta aad dib is ku diwaangelinayso.
Lacagti aad hore uu la baxday waxay ku noqon doonta tabaaruc.
Fadlaan si fiican uu ahkriso shurudaha inta aanad buuxin foomka xubinnimada ,wuxii suaalo ah naga laso xirir telefoonka iyo contact foomka websiteka .
Foomka xubinnimada